Maamulka Islam La Dirirka ee Hargeysa Oo Sii Daayey Shiikh Maxamed Ismaaciil (Xafidahullaah)

0
614

]Warar rasmi ah Oo ay Goor Dhaw Shabakadda Wararka Warsom.com ka Heshay magaalada Hargeyso ee Maamulka Islam La Dirirka somaliland ayaa Sheegayaa In Xabsiga magaaladaasi laga Siidaayey Shiikh Maxamed ismaaciil oo ah Shiikh caan ka ah Guud Ahaan Soomaaliya

Shiikh ayaa haatn waxa Uu Ku Sugan yahay Hoyga Uu ka Degan yahay magaalada haygeyso waxaa Xabiga uu Ku Jiray Muddo 6 sano ah

Shiikha ayaa Xabsiga Loo taxaabay ka Dib markIi uu Ku Dhiiraday In uu islaamka U cadeeyo Dhibaatooyinka ay Ku Hayaan Mareykanka Iyo Ethiopia

Sidoo kale Shiikh maxamed ismaaciil intii Uu Ku Sugnaa Xabsiga ayaa waxa Uu La Kulmay Dhibaatooyin fara Badan oo ka Mid ah In Koronto Lagu Qabtay In Jil Dil Baahsan Loo Geystay Iyo Dhibaatooyin kale oo fara Badan Isagoona Lagu cadaadinayey In Uu ka Laabto Go’aankiisii ah In uu Ka Laabto Sheegida xaqqa Kuna Muteystay 6 sano Oo xarig iyo Jir Dil ah

Shiikha ayaa waxa haatan Jirkiisa ka Muuqato Dhibaatooyin aad U fara badan Sida wararka Lagu Helaya

    

     

(Illaahey Ha Dhowro Shiikh Maxamed ismaaciil)(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641