Guddomiye Ku Xigeen Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Tamajilic oo Sheegay in Laga wanaagsan Yahya Shacabka soomaaliyeed Waxeyna Raali Ka ahayn Lagu Sameeyo.

0
523


WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM

 

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Soomaaliyeed Ahna ku Simaha guddomiyaha Xisbiga Oo Wareysi Gaar ah Siinaya Mid ka mid ah Idaacadaha ka Hawl gala Gudaha Muqdisho ayaa Waxaa uu shegay in laga wanaagsan yahay shacabka la daaladhaca dhibaatada soo jiitameysay Muddo 21-ka Sana ah .

 

Cali timajilic Oo Looga Bartay u Damqashada shacabka soomaaliyeed ee Xaqqooda laga duufsanayu Ayaa waxa uu Dowl;ada TFG_Da ugu Baaqay Inay Madaxda Dowlada isla Ilaaliyaan waxa ay raali ka ahayn shacab  Marnaba ay qasab kaga dhigin mar walbana ay hirgaliyaan waxa ay raali ka yihiin shacabka

Mr Timajilic Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Ku Baraarujiyay In Ay awooda Ugu Weyn Ee Somaliya ayga waxa ay raali kayihiina ay dhaqan galayaan waxa ay iska diidaana aysan dhaqan gali karan isagoo tusaale u soo qaatay Dastuurka qabya qoraalka oo ilaa iyo iminka la ansaxin la’yahay.

 

(Si aad u Dhageysato Wareysiga Guddoomiye ku xigeenka xisbiga midnimada jamhuuriga isagoo dhameystiran Ka Dhageyso Halkaan Click-kusii )