Madaxweynaha DKMG ah ee soomaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray qeyba ka mida gobolka shabellaha hoose.

0
543

WAKAALADA WARARKA WARSOM.COM

Saakay aroortii oo muqdisho ay ka ambabaxeen muqdisho madaxweynaa DKMG ah ee soomaaliya oo ay la socdeen qaar ka tirsan wasiirada xukuumada KMG ah.
Madaxweynaha ayaa lug ku maray qaar ka tirsan xaafadaha teedsan deeganada loo barakacay
Sodaalka ayaa axa madaxweynaha waxa u ku gaaray degmada afgoye in dadka rayidka ah la badbaadiyo ka dib madxweynaha waxa uu kulamo la leeyahay beerta sheikh zaad halkaasi oo aheyd fariisanka xarakada alshabaab.
Madaxweynaha waxa uu socdaal lugta ah uu ku maray fagaarayaasha ay xarakada alshabaab ay ku soo bandhigi jireen muxaadarada iyo xukunada kala duwan marka ay fulinayan