Wariye axmed Caddow Canshuur oo Gowr Dhaw Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0
620

Wariye Axmed Caddow Canshuur oo Ka Hawl Galaya idaacada Shabelle Ayaa Waxaa Gowr Dhaw Rag Ku Hubeysan Bistooladu Ku Toogteen qeebo Ka Mid Ah Dagmada dharkiinley ee xaafadda suuq boocle

Dilka Marxuum Axmed Caddow Canshuur waxaa warbaahinada u  Xaqiijiy Wariye Cabdi Cuud oo Ka tirsan Hawl Wadeenka Radio Shabelle Ilaa iyo iminkana lama cadeyn karo sababaha loo diray wariyahini