Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Soo Bandhigay Meydka Askari Ka Tirsan Ciidamada Shisheeye ( Dhageyso Jirka Jaraa’id ee Shiikh Cali Dheere+Daawo )

0
842

Ka Dib Markii Uu Maanta Dagaal Xoogan Muqdisho Ku Dhex Maray Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Kuwa Shisheeye isla Markaan Lagu Wiiqay Awooda Ciidamada Soo Duulay ee Amsiom ayaa Waxa ay Mujaahidiinta Soo Bandhigeen Meydka Askari Ka Tirsan Ciidamada Shisheeye ee Ku Sugan Ciidda Soomaaliya

Meydka Askariga oO Lagu Soo Bandhigay Xerada Maslaxa ee Duleedka Muqdisho ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay Kumaana Kun dad Weyne oo Doonayey In Daawadaan Meydka Shisheeyaha La Dilay Waxaa halkaasi Shir Jaraa’id Ku Qabtay Afhayeenka Mujaahidiinta Al Shabaab Shiikh Cali Maxamuud raage Shiikh Cali Dheere

 Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Shiikh Cali Dheere uu Fariinta Ugu Diraya Shacabka Uganda (Riix Halkaan)  

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)