Waxaa Maanta Degmada Afgoye ee Gobolka Sh/hoose Isugu Yimid Hogaamiyayaasha Mujaahidiinta Soomaaliya Oo isugu Kuwa Muhaajiriin Ah Iyo Kuwa Ansaar ah
Kulank oo ahaa Mid Xasaasi isla Markaan Loogu Magacdaray Kulunaa Osama oo Macnaheedu Yahay ( Dhammaanteen Waxaan Nahay Usaama) ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay saraakiisha Ugu Sareeyo ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sida Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, Shiikh Fu’aad Maxamed qalaf, Shiikh Xasan Daahir Aweys Shiikh Shiikh Maxamed Abuu C/raxmaan Waaliga Banaadir, Abaa Cabdalla Waaliga Sh/hoose oo Dhamaantood Ka Socday Mujaahidiinta Ansaarta Halka Kuwa Muhaajiriinta Uu Hogaaminayey Shiikh Abuu Mansuur Al Amriiki
Sidoo Kale Waxaa Kulanka Ka Soo qayb Galay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Sida Culumada Ganacsatada Iyo Wax Garadka Iyo dad kale oo Aad U fara Badan
Kulanka oo Ahaa Mi9d Qiiro Badan isla markaan ay Khudbada ka Soo Jeediyeen Saraakiil Ka Tirsan Al Shabaab ayaa Waxaa Afka Mujaahidiinta Ansaarta Ku hadlay Shiikh Abaa Cabdalla Waxaana Afka Mujaahidiinta Muhaajiriinta Ku hadlay Shiikh Abuu Mansuur Al Amriiki oo Ku hadlay Marka Hore Soomaali Kadibna Dalbaday In uu Ku hadlo English
Ujeedada Ugu Muhiimsan Kulanka ayaa waxa uu Ahaa Sidii Loo Iclaamin Lahaa Dagaal ka Dhan ah Gaalada Caalamka Gara ahaan Mareykanka isla markaana Loo Xoojin Lahaa hadafkii Uu Ku Shahiiday Amiirka Mujaahidiinta Shiikh Usaama Bin Laden
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641