Iyadoo Ay Maalmahan Ka Jirtay Isfahamwaa Dhanka Doorashada Ah ee maamulka jubbaland Ayaa Waxaa Isasoo Tarayay Baaqyada Ka Kala Imaanaya Siyaasiyiinta,Madaxda Xisbiyada Masuuliyiinta Dowlada,Beesha Caalamka Iyo Dhamaan Bulsho Weynta Soomaaliyeed Ee Indhaha Ku Haya Hab sami u socodka doorashooyinka dhawaan la filayo in ay ka qabsoomaan jubaland ayaa waxaa dhankooda manta war ka soo saaray xisbiga daldhis oo ka mid ah xisbiyada diiwaan gashan ee ka jira soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Maanta Ay Soo Saartay Xisbiga Dal-dhis












