Wararka Maamuka Puntland Oo U Hambalyaysay Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Jubaland. By Warsom - August 17, 2019 0 500 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Warsaxafadeed ay soo saartay Dawlada Puntland ayaa loogu hanbalyeeye Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Jubaland loo doortay. Dawlada Puntland waxay bogaadisay hawsha adag ee ay hayaan Gudigga Xuduudaha iyo doorashooyinka ee Jubaland.