Habenimadii xalay aheyd ayaa burcad south afrikan ah waxa,ay werar qorshaysan kusoo qaadeen dukaan ay kuganacsanayeen muwaadiniin soomaliyed oo kuyiilay tuulada khayelisha
burcadada ayaa waxa,ay dukanka kaqaateen qaar kamid ah lacagihii dukanka yiilay iyagona dil toogasha,ah u geystay muwaadin soomaliyed oo lagu magacaabi jiray allaha unaxariistee ibraahim muxudiin maxamuud
Muwaadinkan ladilay Ayaa Goor Dhaw waxa Uu Ka Yimid Wadankii hooyo ee soomaliya isagona lashegay in uu kusuganyahay gudaha wadankani south afrika ilaa iyo toban maalmod oo kaliya
balse markii uu dilka dhacay wax yar kadib waxaa goobta soogaaray ciidamada ammanka ee gudaha wadanka south afrika iyagona halkee uu dilku kadhacay kabilaabay baaritaano aan sidaase u buurneen balse ma,ahan markii ugu horeysay ee muwaadin soomaaliyed lagu dilo gudaha wadankani south afrika balse baryahan danbe ayaa waxaa isa sootaraayay dhibaatiyinka lagula kaco muwaadiniinta soomaliyed ee magangalayada usoo doontay gudaha wadanka south afrika
Cabduqaadir Maxamamed Saneey
Warsom.com
South Afrika Cape Town
E-mail/ Inasaneey@hotmail.com
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(