Daawo; oo Dhageyso Khudbad uu M/weyne Farmaajo Ka Jeediyey Qalinjebinta Ardeyda Jaamacadda Umadda.

0
535

Madaxweyne Farmaajo oo La Hadlayey Qalin Jabin Ardeyda Jaamacadda Umadda Dufacaddii 20’aad ayaa Sheegey In ay Doonayaan Dawlad Dhexe Xoogleh Isla markaasna Hanan karta Difaaca Dalka Dalkana Wada Xukunta,Ma Dooneyno Federal Fashilan ee Waxaan Rabnaa Federalka Saxda ah waana kan aan ku Shaqayno,Maamul Goboleedyada Waxaa Laga Rabaa in ay Adeegyada Bulshada Qaybiyaan,ee Maahan in ay Dawladda Dhexe iyagu Hagaan,,Waana Midda Keentey In Nalaku Dacaayadeeyo In aan Dooneyno in aan Awoodda Anagu Isku Koobno Ee Federalka Saxda ah ayaa Sidaas ah ayuu Yiri M/weynaha oo Ardeyda Jaamacadda Umadda Ka Qalin jebisay La Hadlayey.