Waxaa Baryahan Soo Ifbaxayay Is Fahamwaa Siyaasadeed Oo u Dhaxeeya Dowlada Dhexe Ee Federaalka Soomaaliya Iyo Dowlad Goboleedyada Ka Midka Ah Soomaaliya Iyadoona Lasoo Sheegayo In Maamul goboleedyada Qaarkood Ay Ka jiraan Qal Qal Amni Daro Iyo Dagaalo Dadka Dhexdooda Ah.
Magaalada Baladweyne Waxaa Maanta Ka Dhacay Mudaaharaad Ka Dhan Ah Maamulka Hir Shabeele Ka Dib Dilkii Taliyihi Qeybta Ee Gobolka Hiiraan Isagoo Socdaal Booqasho Ah Uu Ku Jiray Madaxweynaha Hir Shabeele
Sidoo KAl e Waxaa Degmada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Maamul Goboleedka Gal Mudug Maanta KA Dhacay Fal Wuxuushnimo Ah Oo Lagu Laayay Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Aan Waxba Galabsan Sidaas Daraadeed Ayaa Xibiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Waxa Uu War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Waxyaabahaas Dhacay Iyo Kuwa La Sheegay In Ay Dalka Ku Soo Wajahanyihiin.
Waakan War Saxaafadeedka Uu Xisbiga Ka Soo Saaray Waxyaabaha Dalka Ka Dhacay













