Howlgalkaasi ayaa waxaa lagu dilay Xubin ka tirsan Alshabaab, Kuwa kalena lagu dhaawacay sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka soomaaliya oo qeyb ka ahaa howlgalka lagu fuliyey weerarkaasi.
Weeradada dhanka cirka ah ee lagu beegsado Alshabaab ayaa kusoo badanaya deeganada ay ku suganyihiin iyadoon Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Mareykanka ay si wadajir ah u sii xoojiyeen weerarada ka dhanka ah Alshabaab iyo ISIS, kuwaasi.
.