Mahiga Oo Hargeysa Gaaray Kulamana La Yeelanaya Madaxda Maamulka Somaliland

0
507

Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

 

 

Socdaalka Booqashada Mahiga ee Somaliland oo ah mid aan horay loo sii shaacin ayaa qaadanaysa muddo labo maalmood ah Iayadoona Uu Kulamo La Qaadanayo Qaar Ka Mid Ah Madaxda Maamulkaasi .
ayaa waxyar kadib markii uu Hargeysa tegey kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay madaxda sare ee Somaliland gaar ahaan madaxweyne Siilaanyo Siilaanyo.

Waxayna ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay u jirto ka qayb galka Somaliland ee shirka arimaha Somaaliya looga hadlayo ee ka dhici doona magaalada Istanbul Iyo Arimo Kale.

safarka Mahiga uu xiligan ku tegey magaalada Hargeysa Inkasta oo aan xog faah faahsan laga hayn waxa uu salka ku hayo  ayaa hadana waxaa jira warar hoose oo la isla dhex marayo Somaliland.

Waxayna wararkaasi sheegayaan in ujeedada safarkiisu ay tahay sidii uu Somaliland ugala hadli lahaa qaadacaada ay ku samaysay wadahadalkii la qorsheynayey inay dowladda dhexe la furto Iyo In Kale.

Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

Mahiga