Ma Dhabbaa In Ay Idaacada Shabelle Lacago Baad Ah Weydiisteen Maareeyaha Dekkeda Muqdisho Islamarkaana Uu ka Biyo Diiday

0
497

Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

Idaacada Shabelle Ayaa Lagu Soo Waramayaa In Ay LAcago BAad Ah Weydiyeen Maareeyaha Dekada Magaalada Muqdisho Islamarkaana Uu KA Biyo Diiday Kadibna Ay Idaacada KA sii Dayeen Daacayo Afka Ah Kaasi Oo Lagu Dacaayadeenayo Mareeyaha Dekada Muqdisho Siid Cali

Sida Uu Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom U Sheegay Siid CAli Oo Ah Maareeyaha Dekada Muqdisho Ayaa Waxa Uu Shegay In Ay Maamulka Idaacada Shabelle Ay Soo Waceen Iyagoo ka Codsanaya Lacago Uu Ku Sheegay In Ay Baadtahay ka Dib Markii Uu ka Biyo Diidayna Ay Idaacada Dacaayad Dhanka Afka Ah ka Siidaayeen Iyagoo ku Sheegaya In UuSan Aheenba Maareyaha Dekada Muqdisho Siid Cali

Idaacada Shabelle Ayaa Ah Idaacadaha Madaxa Banaan Ee KA HOwlgala Gudaha Magaalada Muqdisho Iyadoona Aysan U SHaqeyn Sida Ay Kaga Howlgalaan Idaacadaha Kale Ee KA HOwlgala Muqdisho

Shabelle Ayaa MAalmahaan Dambo La Saadaali La’yahayda Ay Taageerto Iyo Cida Ay KA Soo Horjeedo Iyadoo Ay Dhinac Allaale Dhinicii Ay U Arakaan Maamulka Shbelle In Ay Lacag ka Helayaan Ay Ku Buun Buuniyaan Idaacada

Balse Dacaayadaani ay SHabelle U Marineyso Hawada Maareeyaha Dekada Magaalada Muqdisho Siid Cali Ayaa Imaanaya Xilli Ay Weydiisteen Lacago Baad Ah In Uu Siiyo Uu ka Biyo Diiday

Mana Ahan Markii Ugu Horeysay Ay Dacaayad Mid Tan LA ceen Ah Ay KA Sii Daayaan Idaacada Shablle Horay Ayay Dacaayado Farabadan Waxa ay HAwada U MAriyeen Maamulada Ka Jira Dalka Soomaaliya Oo Ah Laba Dhinac Ee Isku Haya Dalka Soomaaliya.

Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)