Xaaladda Amni ee Magaalada Boosaaso oo ay Ka Hadleen Golaha Wasiirada Puntland.(Akhriso).

0
534
Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ku shiray magaalada Garoowe ayaa sheegay si dhow inay ula socdaan xaaladda amni ee magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso, halka oo dilal iyo weerarro ay ka dhaceen.
Golaha wasiirrada ayaa sidoo kale kulankooda uga hadlay arrimaha kala ah amniga guud, hishiiskii nabadaynta ee Jigjiga iyo warbixino kale.
Hoos ka akhri qodobbada shirka looga hadlay;