Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Dowlada TFG-da Oo La Shiray AMISOM

0
586

Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

Kulanka ayaa laga akhriyey warqad uu soo diray Ergeyga Gaarka ee Midowga Afrika, Jerry Rollings, oo uu kaga hadlayey xalinta khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaan Madoobe Nuunow oo shirka ka dib saxaafadda la hadley ayaa rajo ka muujiyey in xal laga gaaro khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Somalia.

Balse Waxaa Isweydiin Mudan Ma Lees Dhihi Karaa Arinkaa Xubnaha Baarlamaanka Ee Qilaafka Ka dhexeeyo Xal Ayaa loogu helikaraa?

Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)