Maamulka warsom.com oo aqristaayaashiisa ugu hambalyeenaya bilashada sanadka cusub 2012

0
563

Warka somaliya Warsom.com

 

Maamulka iyo shaqaalaha wakaalda wararka somaliyeed waxay aqristayaasha sharfta lah ayaa dhahayaa “Sanad wanaagsan dhamaan umada Somaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan waxaan idin leenahay hadan bahda warsom.com Sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo  .

Hadaba sanadkan Bahada warsom.com  waxay idiin soo gudbinaysaa warar maqal iyo muqaal ah idinkoo ka dalacan donaa webka gudihiisa  warsom.com  waxay markasta ku heelantahay soo dhawaynta iyo xidhiidhka dawwayanaha  waxaan aaana aan idin soo gudbinaynaa warar xaqiiqa ah oo ku tirsan dhabta .

Warsom.com ugu dambeen waxeynu idinleenahay hambalyi hambalyo