Kirishtaanka kenya oo cabsi soo wajahaday xil ay iskudiyaarianayso dabaal daga ciida kirismiska

0
618

Wararka Somaliya “warsom.com”

 

Kadib markii ay ciidmada kenya ay kudaha u soogaleen gobolo kamid ah somaliya islamarkaana ay badeen qaraxyada geesanaya qasaaraha ee ka dhaca dalkoda yaa waxaa cabsi ba`an soo food saaratay shacabka kirishtaanka ah ee wadankaas u dhashay.

Kirishtaanka ayaa isu diyaarinay dabaal daga sanadka cusub ee 2012 oo maalimo ayar ka harsan kuwaas oo rabo inay sameeyaan damaashaadyo ee ugu daabaal dagayaan sanadka.

Wasaarada amaanka ee dalkaasi ayaa shacabka walaacsan maanta niyada ugu dajiyay inay ciidanka amaanka dalkaas heegan galiyeen si ay uga hortagaan qaraxyo lala beegsado meelaha ay ku badanyihiin kufaarta dalkaasi.

Wasiirka amaanka dalka kaenaya oo maanta saxaafada ku lahadlayay magalad neyrobi yaa sheegay in ay ka warhayaan qaraxyo ciidamada mujaahidiinta alshabab ay damacsanyihiin inay ka fuliyaan goobaha dabaal daga ey ka dhici doonaan.

Si kastaba ahaadee waxaa nasiib daro ah in wasaarada amank kenya ay ay wax ka qaban weydo qaraxyda laga cabsi qabo inay ka dhacaan kudaha dalkaasi iyadoo sheegatay inay og yihiin qaraxyada lala damacsanyihiin dalkaaas