Wararka somaliya
Kadib markii manta rag labisan dareeska dawlada ay dil bareer ah u geesteen allha ha naxriistee wariye c/salaam sheikh xasan xiis ayaa waxaa isoo taraya cambaareenta loojeedinayo shaqsiyaadkii ka dambeeyay dilka wariha.
Qaarkamida qeebaha bulshada sida odyaasha dhaqanka waxkaradka culamaa`udiinka iyo siyaasiyiinta soomaliyeed oo lahadlayay warsom.com ayaa si iskumid ah u cambaareeyay dilka wariye c/salaam xiis, waxeena ku tilmaameen fal wuxuuush nima ah islmarkaana laga xumaado.
Sheikh Cumar muxdiin (cumar food ) oo kamid ah waxkaradka soomaaliyeed oo kamida ahaa dadkii lasoo xiriiray wakalada warsom dilka wariye xiis kadib ayaa waxa uu dacsi u diray shacbaka soomaliyeed ehlada wariya iyo bahda saxaafada wuxuuna sheegay inuu si aad ah uga xunayahay dilka wariyah.
Isgoo caro ka muuqado ayaa waxa sheegay inuu dilka wariye xiis uu qeeb kayahay cirib tirka wax garadka soomaaliyeed ee lagu beegsado magaalada muqdisho.
Dakii manata warsom.com la sooxiriiray dilka allaha ha naxriistee dilka c/salaam xiis ka dib oo badnaaa ayaa dhnaaamtood dawlada ka codsaday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sooqabto gac ku dhiiglayaashii kadambeeyay dilka wariyaha islamarkaana cadaalada lamariyo.
Hoyga runta iyo xaqiiqda wararka somaaliyeed warsom.com