Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Somaliyed Oo War Ka Soo Saaray Siyaasi Ka Tirsan Xisbiyada Dalka Oo Ay Ciidamada Dowlada Gurigiisa Kala Bexeen.

0
535

 

 

 

 

 

War Qoraal Ah Oo Ka Soo Baxay Xafiiska Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaaluiyeed Ayaa Lagu Cambaareeyy Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay fal Lagula Kacay Masuul Ka Tirsaan Xisbiyada Siyaasada soomaaliya Kaasoo Lagu magacaabo Xamza C/qaadir

Masuulkani Ka Tirsana Xisbiyada Dalka Ka Jira  Ayaa 02:00 Habeenimo Ay Gurigiisa Kala Bexeen Isaga Iyo Walaashiis Ciidamo Ka Tirsan Dowladada Federaalka Soomaaliya Masuulkani Oo Xisbiga Cahdi U Qaabilsan Arimaha Siyaasada Ayaa Sida Uu Sheegay Waxaa Lala Dhaqmay Si Kabaxsan Xuquuqul Aadanaha Iyo Xuriyada Hadalka Waxaana La Weydiyey Su’aalo Ayna Xaq u Laheyn In Ay Weeydiiyaan Qof Masuul Ah

Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaaliyeed Oo Arintaan Si Aad Ah Uga Carooday Ayaa usoo Jeediyey Ciidamada Dowlada In Ay Ka Waantoobaan Wax Yaabaha Xadgudubka Ku Ah Qaanuunka Dalka u Degsan Waxayna Ka Codsandeen Madaxda Ciidamada Amniga In Daba Gal LAgu Soameeyey Dadka Ka Dambeeyey Falaka Nuucaani Oo Kale Ah

Dalka Waxa Uu Qaatay Nidaamka Axzaabta Badan Xisbiyada Dalkana Waxa Ay Hada Leeyihiin Sharciyada Qaanuuni Ah Sidaas Daraateed Waxaan Cidsaneen In Aan Siyaasada Dalka La Carqaladeen Madaxda Xisbiyadana Aan Lagu Xad Gudbin.

warsom2011@gmail.com