Maleeshiyaad Ka Tirsan TFG-da oo Is Rasaaseyn Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Dhex Maray Isgoyska KM4
Posted On:
Monday 25 April 2011 (Warsom.com) Mogadishu Somali
Maleeshiyaad Kawada Tirsan Kooxaha TFG-da Soomaaliya ayaa Is rasaaseyn Sababtay Khasaaro Isugu Jiray Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Dhex Maray Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho
Inta La Og Yahya waxaa Is Rasaaseyntaasi Ku Geeriyaatay 3 Ruux oo Labo Ka Mid ah ay ahaayeen maleshiyaadkii Dagaalamayey Halka Ruux Kalena uu ahaa Qof Rayid ah
Sida Wararku Sheegayaan Iska Hor Imaadka ayaa Waxa Uu Yimid Ka Dib Markii Uu Muran Iyo Is Qab Qabsi Ku Aadan Lacago Baad ah Oo Laga Qaado Gawaarida BL-ka uU Soo Kale Dhex Galay Maleeshiyaad Kaasi
Wararku ayaa Wax ay Intaa Ku Darayaan In ay Wali Xiisad Kacsanaan ah ka Aloolsan Tahay Goobtii ay Dirirtu Ka Dhacday
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(
info@warsom.com & webmaster@warsom.com)