Waxyaalaha Shabaha Hubka Khatarta ku ah Nolosha Aadanha oo Wasaarada Ganacsigu Mamnuucdey.

0
512

Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucay alaabaha carruurta ku ciyaaraan sida qoryaha, bastooladaha iyo baaruuda ee loo yaqaano Toys oo inta badan la isticmaalo maalmaha Ciida.

warsom2011@gmail.com