Wakaalada wararka soomaaliyeed Warsom.com
Xukuumadda KMG ee dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sameynayso lacag shilling Somali ah, iyagoo sheegay in lacagtaas lagu bedeli doono lacagta hadda la isticmaalo.
Wasiirka maaliyadda iyo lacagta xukuumadda Soomaaliya, Cabdinaasir Maxamed Cabdulle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay dalka Jabuuti ayaa sheegay inuu socdo qorshaha lacagta cusub lagu sameynayo, isagoo intaas ku daray inay bedeli doonto lacagta hadda la isticmaalo ee kunka shilling ah.
“Lacagta cusub ee lasoo daabacayo waxay ka koobnaan doontaa 5,000, 10,000 illaa 50,000 oo isku dheggen si loogu bedelo lacagta hadda la isitmcaalo oo aad u culus, lacagta cusub waa mid fudud oo qofku uu jeebka ku qaadan karo,” ayuu yiri wasiirka maaliyadda iyo lacagta Soomaaliya.
Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in qorshahan uu yahay mid ay ku doonayaan inay ku fududeeyeen isticmaalka lacagta, maadaama lacagta hadda la isticmaalo ay tahay mid muddo dheer soo shaqeynaysay.