Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com)
Sida Ilo wareedyo Lagu Kalsoonaan Karo oo Ku Sugan Xafiiska R/waaare Gaas ay U Xaqiijnayan Wakaaladda Wararka warsom Waxaa Lagu Wadaa In Waqtiyada nagu Soo aadan Xilka Laga Tiriyo qaar ka Mid ah wasiirada Xukuumada R/wasaare C/wali Maxamed Cali Ka Dib Markii Lagu Eedeeyey In ay Gudan waayen Waajibaadkii Loo Idmaday
Wasiirada Xilka Laga qaadi Rabo ayaa waxaa Ka Mid ah wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran, Wasiirka Gaashaandhiga Iyo wasiirka Warfaafinta ee Xukuumada Gaas
Haddaba Xogtaan ay Warsom ka Heshay Ilo Ku Dhaw Xafiiska R/wasaaraha ayaa Waxa Xitaa Suura Gal ah In Laga Noqdo Go’aankaani haddii ay wada hadalo sameeyaan R/wasaaraha Madaxweynaha Iyo Gudoomiyaha Baarlamanaka Sida ay Inoo cadeynayaan Ilo wareedkeena Maadama aysan Isku raacsanayn Xilka qaadista
Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com)