Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)
Tan Iyo Markii Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo Ka Tirsan Generalada Dowladda Uu Hubkiisii Ku Wareejiyey Dowladda Soomaaliya ayaa waxa Laga Waayey Masraxa Siyaasada Soomaaliya Oo uu Horey Si Weyn Uga Muuqan Jiray
Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa Tadobaadkiiba Mar Ka Soo Hor Muuqan Jiray Warbaahinada dalka Iyo Kuwa Dibada isagoo Inta badan ka hadli Jiray Xaaladaha dalka Iyo Mowqifkiisa Ku Aadan Siyaasada dalka laakiin waxa ay taasi Suushay markii Uu Si cad Hubkiisii Ugu wareejiyey Dowladda Soomaaliya
Ilaa Iyo Iminka Waxaa Shaki Ku Jiray waxyaabahah Dhabta ah Ee ka Dambeeyo In Shiikh Uu Hubkiisa Ku wareejiyo Dowladda Soomaaliya xili ay Jiraan Shaqsiyaad wali Hubkood Iyaga haysto oo aanam Cidina La Hadlin
Si Kasataba ha Ahaatee Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa Lumay Muuqiisa Tan Iyo Markii ay Soo Shaac Baxday In Uu Noqday Shaqsi ka Tirsan Dowladda isla markaan Aanan Jirin Hub Iyo Ciidan Uu Xukumo
Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)