Wararka Soomaaliya ( wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)
Ka Dib Ciyaar Xiiso Badan Oo maanta ay Isaga Hor Yimaadeen Xulalka K/Cagta Ee Dalkeena Soomalaiya Iyo dalka Ethiopia ayaa waxa ay Ku Soo Idlaatay Bar Baro 0-0 ah
Ciyaarta Labada Dhinac oo Ahayd Mid Weerar Iyo Weerar Celis ayaa Waxa ay Ku Bilaabatay Dar dar Xoogan oo ay Muujinayeen Ciyaartoyda Xulka Dalka Ethiopia Balse Xulka Soomaaliya ayaa ka Diiday Weeraro Dhowr ah Oo Noqon Kartay Goolal
Kumaan Kun Taageero ah ayaa Hareeyey Garoonka K/Cagta Ee dalka Jabuuti oo U Dhigantay In ay Soomaaliya Marti Galinaysay Xulka dalka Ethiopia
Lakiin Ciyarta ayaa Ugu dambeyntii Waxa ay Ku Soo idlaaday Bar Baro taasoo Noqotay Natiijo aysan Labada Xulba Ka Fileyn Ciyaarta maanta
Wararka Soomaaliya ( wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)