M/weynaha Galmudug Xaaf oo soo saarey wareegto uu ku mamnuucayo Shirarka iyo kulamada Siyaasadeed.

0
589

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareegta uu soo saaray ku mamnuucay in la qabto shirarka iyo kulamada siyaasadeed ee aan fasaxa loo heysan sida uu hadalka ku dhigay maamulka.

Wareegtada ayaa sidoo kale lagu faray laamaha amniga in ay ka hortagaan kulamada iyo shirarka wax u dhimaya amniga iyo xasiloonida dowlad gobolleedka.

Akhriso wareegtada :

warsom2011@gmail.com