Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)
Ciidamadda Maamulka Somaliland ayaa caawa bandow ku soo rogay Magaalada Ceergaabo kadib dagaal dhawaan halkaas ku dhex maray ciidamada amaanka somaliland iyo maleeshiyaad hubeysan.
Wixi warar ah ee ku soo kordha kala soco Warsom.com
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)