Dowladda Kenya oo Mamnuucday in ay diyaarado ku soo dagaan Garoomada Kismaayo iyo Baydhabo.

0
500

 

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)

 

 

Wasaaradda Difaaca dalka Kenya ayaa shaacisay in garoomada Kismaayo iyo Baydhabo ay yihiin kuwa ka caagan diyaaradaha noocyadiisa kala duwan isla markaana ay bar tilmaameedsan doonaan diyaarad waliba oo ku soo degta garoomadaas

Afayaheen u hadlay wasaaradaas ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in diyaarad kasto ku soo degta garoomadaas ay u aqoosan doonaan kuwo hub iyo saamido military u sida Al Shabaab si loogu hortago arinkaasina ay diyaadaha kenya burburtin doonaan diyaarad waliba oo ka soo degta garoomadaas.

Hadalka ka soo yeeray dowlada Keyna ayaa waxa u imaanayaa xilli dhawaan la hadal haayey inay diyaarado saamido military u siday Al Shabaab ay ka soo dageen magaalada Baydhabo

 

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)