Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Ciidamada dowlada TFG-da Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa saakay waxa ay dagaal xoogan ku qaadeen degmada dayniile ee magaalada Muqdisho.
Deyniile Oo Awood Balaaran Ku Lahaayeen Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa waxaa saakay isku Fidiyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Kuwa AMIOM waxaana la sheegayaa in ay isku fidiyeen qeybo ka mid ah degmada sida Bangala iyo Tiida halkaas oo ay horay maamulkeeda gacanta ugu jirtay Xarakada Muaajiodiinta al-habaab
Labada Dhinac Ee Meesha ku dagaalamay ayaa waxa ay isku adeegsanyeen Hubka Noocyadiisii kala duwan Iyadoona ay madaafiicda ay isweedaarsaneeyeen gaarayaday Goobo ka baxasan meelaha ay isku farasaareen labada ciidan ee dagaalka ka dhexeeyey
Saakay waabarigii dagaalka bilowday kaasi oo ka bilowday degmada dayniile ayaa waxa uu ka mid yahay dagaalada ka socdo qeybo farabadan badan oo ka tirsan magaalada muqdishoayaa kuwaasi ay Xarakada Mujaahdiinta al-shabaab ay ku adkeysnayaan in ay siimaamulan magaalada muqdisho ayaa waxaa ka bio diidan Dowlada TFG-da Soomaalya Oo Garab Ka helaya Kuwa AMIsOM




