(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulkiisa aanu u ogolaan doonin shaqaalaha ajnabiga ah ee hey’adaha gargaarka in ay u gudbaan deegaanada ay maamulaan al-Shabaab
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Waxa Uu Carabka KuDhuftay In Ay Deeqda Raashiinka ah Ee Loo Gudbinayao Xeryaha Barakacayaasha Ee Gobolka Sh/Hoose Aysan Ogolaandoonin Maamulkiisa Islamarkaana ay Hay’adaha U Gudbayo Halkaasi Talaabo :Laga Qaadi Doono
Sido Kale Gudoomiyaha Gobolka Ahna Duqa Magaalada ayaa Hadalkiisa La Xiriiro Hadal ay Dhawaan Si Wada jira ah u Soo Saareen Saraakiisha Ciidamada AMISOM Iyo Dowlada TFG-da Soomaaliya KAasi o ku Aadanaa In Ay Wax Gargaar ah Loo Gudbinkarin Goobaha ay Ka Taliyaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin
Hadalkaani ka soo baxay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Gudoomiyaha Gobolka Banaadira ayaa Ku So aadaya Xilli Dowlada Turkiga ay Deeq Gaarsiisay Xerada Weyn Ee Aala Yaasir Ee Ku Taalo Gobolka Sh/Hoose Taasina Ay Cinqaab Kala kulmeen Ciidamada AMISOM Ka Dib Markiii ay Ka Soo Laabteen Deq Qeebintii ay Islamarkaan ay Xarag U Geesteen Qaarka Tirsanaa Wafdigii ka socday Dowlada Turkiga
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com




