WAR DEG-DEG: Qarax Gaari saarnaa oo goor dhaw ka dhacey degmada Boondheere.

0
602

Wrarka naga soo gaaraya gobolka banaadir gaar ahaan degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in qarax gaari saarnaa uu goor dhaweyd ka dgacey meel Boosteejo ah baabuurta iyo dadkunaku badanyihiin.

illaa iyo hadda lama oga qasaaraha dhimasho iyo dhaawac inta uu la egyahey,mana jirto cid ka hadashey xaga maamulka Gobolka banaadir iyo cid sheegatey in ay ka danbeyso qaraxan.

Ma ahan markii ugu horeysey oo qarax sidan oo kale ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho,inta badana qaraxyada dhacaahi waxey ahaan jireen kuwo loo adeegsado gawaarida oo lagu soo raro walxaha qarxa,waxaanan idiin soo gudbin doonaa wixii kusoo kordha iyo qasaarahaba insha allaah ee kala soco WARSOM.

beccosalaam-banktabaarak