Ugaas Xasan Ugaas KHaliif oo ku gacan seyrey go’aankii gudiga doorasha dadban.

0
593

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif – oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan, ayaa ku Gacan-seyray Hadalkii Maalintii Shalay ka soo yeeray Guddiga hir-gelinta doorashada heer Federaal ee dalka oo go’aan ku gaaray in xildhibaanada Baarlamaanka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe lagu soo xulayo Muqdisho.

Ugaaska, ayaa sheegay in marar badan oo hore ku celceliyeen dooddooda ku saabsan habka soo Xulista Xildhibaannada Federaalka iyo guud ahaan nidaamka doorasho ee Dalka, Balse sida uu hadalka u dhigay Dowladda Federaalka Soomaaliya iska dhaga-marisay dalabkooda, isaga oo dhinaca meesha ka saaray jiritaanka tirada duubabka dhaqanka guddiga doorashadu sheegeen in ay go’aankaa qaateen.

warsom2011@gmail.com

beccosalaam-banktabaarak