(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )
Wararka Laga helaya degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in lagala Wareegay Gacan Ku heyta Degmada Ceel-Waaq dagaalkii culusaa ee saaka ka qarxay degmadaaasi Kaa oo Ay Ku Dagaalamayee Ciidamada Al-shabaab Iyo Ku kuwa Dowlada TGF-da Oo Kaashanaya Ciidamo Kenyaati ah.
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa saaka aroortii dhowr jiho ka weeraray Ciidamadii Ku Sugnaa Halkaasi Islamarkaana Maalmahaanba Gacanta Ku Heyey iyo ciidan Kenyaati ah oo Shacabka Msliminta Ku Dhibaateynjireen Degmada ceel-waaq.
Dagaalka oo Saacada Soconayay Ayaa Ugu Dambeytii Meeshii lagu dagaalamayay waxaa lagu so waramayaa in ay u suuragashay in ay Guud ahaanba i ay gacanta ku dhigaan Shabaabul Mujaahidiin
Saraakiil ka tirsan Xarakada al shabaab ayaa u Xaqiijiyay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Sida ay Wax ugu Dhexeen iyo waliba in ay gaadiid dagaal kala wareegeen Ciidamadii meesha lagala wareegay.
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )





