Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya oo waxba kama jiraan sharci daro ah ku tilmaamey madasha iyo go’aanadii kasoo baxey 09/08/2016.

0
654

Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda doorashada Somalia ee sanadkan 2016-ka, waxayna sidoo kale walaac ka muujieen qaar ka mid ah go’aannadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran ee Dhawaan Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.

Haddaba, Akhriso War-saxaafadeedka Xisbiyada Siyaasadeed Dalka;



warsom2011@gmail.com

tabaarakbeccosalaam bank