Maamulka Galmudug oo Shegay in uu isa Soo Dhiibay Sarkaal Ka Tirsanaa Alshabab

0
589

Sarkaalkani oo ka tirsanaa  Al-shabaab ee fadhigoodu yahay degmada Xarar-dheere  ee gobolka Mudug ayaa isu soo dhiibay Ciidamada Dowladda goboleedka Galmudug, ee Degmada Gaalkacyo ku sugan.

Ninkani oo lagu magacaabo Maxamed Daahir (Timajilic) oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu uga hadlay Sababaha uu kooxda shabaab uga soo baxsaday? Goortii uu ku biiray? Kooxda ugu iyo Waxyaabo kale

Wararka ayaa intaa Ku daraya in Sarkaalkani uu ka mid ahaa kuwa Alshabab ee k sugnaa Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug Sida ay sheegeen Maamulka Galmudug