Madaxweyne Xasan SHeekh oo booqasho lama filaan ah ku tegey xeryaha qaxootiga soomaaliyeed ee dalka kenya.

0
559

Madaxweynaha soomaaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa booqasho lama filaan ah ku tegey xeryaha qaxootiga ee ay ku jiraan dad badan oo soomaali ah kuwaasoo beryahan hadal hayntoodu caalamka ku badneyd.

Qaxootigaan oo ay dawlada dalka Kenya sheegtey in aaney sii joogeyn halkan loona baahanyahey in si nabad ah ay dalkoodi ugu noqdan kuwaasoo uu madaxweynuhu maanta ku booqdey xeryakha Dhadhaab iyo IFO.

Madaxweynaha ayaa dadka xeryaha qaxootiga ku ahaa muddo dhawr iyo labaatan sano ah waxa uu ku yiri ma jirto qasab leydinku rarayo balse waa lagama maarmaan in aad dalkiinii ku laabataam,maadaama uu kasoo reynayo,wax war ah kama soo bixin HAy’adda Q/m u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR taasoo iyaduna kamid aheyd waxa dadka laab kiciyey isla markaana lahaa waa in aad dib ugu laabatiin dalkiinii hadii kale waa qasab iyo Qoor qabasho.

Warsom2011@gmail.com