(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Ka Dib Dagaaladii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Kaasi Oo u Dhaxeeyey Xarakada Shaabul mujaahidiin Iy Waliba DowladaTFG-da Oo Kaashanaya AMSOM ayaa waxaa Hakad galay Gaadiidkii Ka Shaqynjireen Guud Ahaanba Degmooyinka Bari Ee Magaalada Muqdisho
Sidaa Darteed Haatan Ayaad Moodaa In Uu Tar Tiib Tartiib u Bilowanayo Gawaaridii Ka Kala Shaqeyn jirtay Isgoysyada Degmooyinka Magaalada Muqdisho
Maanta ayaa Shacabka Waxa Ay Ka Nasteen Socdaalkii ay u Mari Jireen Soo Eegidii Xaafadhooda ee jidadka Iyadoo Uu Maanta Ka Bilwday Gaadiidkii Tagi jiray Degmada Kaaraan Kaasi Oo Si Toos Ah U Maraya Laamiyiyadii Ay Ku Dagaalameen Labadii Kooxood Ee ku Hardamayay Magaalada muqdisho
Dhanka Kale Waxaa Bilowday Ku Soo Laabashada Dadka Shacabka ah Ay Ku Soo Laabanayaa Xaafadaha Ay Ka bexeen Xarakada Shabaab Iyadoo Aad Arkeyso Dad Rayid ah Oo Ka Xaar Xaaranaya Waxyaabaha ay Soomaalida U Taqaano Geed Garoobka Ama Geeed Yahuudka
Sidoo Kale Waxaad arkeysaa Dadkale oo Iyana Ka Sii Raranaya Alaabtooda Xaafadahaasi Taasi Oo Fajac Iyo Waliba :Layaab ku Abuurtay Shacabkii Doonayay In Ay Ku Soo Laabtaan Guryahoodii Oo Ay Iminkaba Ka Shaqeynayaan
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)






