(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Sh.C/casiis Abuu Muscab Oo Ah Afahayeenka Dhanka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shababb Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Gacanta Ku Dhigidoonaan Amaba At Gubi doonaan Taangiyada Ama Kaarooyinka Ay wataan Ciidamada AMSOM Ee Ku Sugan Gudaha Magaalada muqdisho
Abuu Muscab oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa waxa uu Shaaciyay in Aysan Joojin La Dagaalanka Ciidamada Dowlada TFG-da Somalia Iyo Waliba Kuwa AMSOM Ayna Si Dagaal Qorsheysan Ku Soo Qadayan
Sidoo Kale Fahayeenka Dhanka Howlgalada Xarakada Al-shabaab Abuu Muscab Ayaa Waxa uu ugu Baaqay Shacabka Taageeijiray Xarakada Al-shabab in Asan Niyada Iska jibin Ayna Is Dhihin Shabaab Guud Ahaanba Magaalada Muqdisho Wey Ka bexeen
Waxa Uu KAloo Sheegay in uu Ahaa Ka Bixitaankii Ay Ka bexeen m,agaalada Muqdisho Xeelada Dagaal ISlamrkaan Uu Ahaa Mid Ay Ku Shiqoolayaan Dowlada TFG-da Iyo waliba Ku AMSOM
Balse Waxay Isweydinayaa Shacabka Reer Muqdisho Ka Bixida ay Ka bexeen Xarakada Shabaab Ma Nabad Ayaa ku Dhalandoonto Mise Waxay Naqaneysaa Kadaroo Dibidhal.
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)





