Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Waxaa Soo Caga Dhigatay Diyaaradii u horreysay ee siday qaxooti laga soo daadgureeyey dagaalka Qoto Dheeraaday Ee Ka Soanaya Dalka Yemen.
Diyaaraddan Maanta Dalka Yemen Ka Keentay Qaxootiga Soomaalida Ah Ayaa waxaa soo kireysay hay’adda (IOM) Iyadoona La Sheegay In Aysan Marnaba Joojin Doonin Gurmadka Ay Ku Soo Daad Gureynayaan Dadka Ka Cararaya Colaada Yemen.





