Axmed Madoobe”Barre Hiiraale Dantii Laga Lahaa Waa Laga Gaaray,Awood Uu Dhaq-Dhaqaaq Ku Sameeyo Hadda Malahan”

0
487

Axmed Madoobe Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) Gudoomiyaha Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in wax saameyn ah aanu ku yeelan doonin ka maqnaanshiyaha shirka magaalada Kismaayo ee Korneel Barre Aadan Shire Hiiraale.