
Wariye Max’uud Max’ed Daahir Carab Oo Ahaa Agaasimaha Idaacada SKY-FM,Axmed Cabdi Xasan Iyo Milkiile C/Maalik Yuusuf Oo Mudoo 22-Cisho Si Afduub Ah Ay Xabsiga Ugu Heysteen Dowlada Soomaaliya Ayaa Maanta Waxaa Loo Dhaadhiciyey Xabsiga Gaal Shire Iyaga Oo aan Wax Max Kamad Ah La Saarin Ilaa Iyo Waqtigaan.




