DEG DEG: Kooxihii weeraray Jabuuti oo la soo bandhigay+SAWIRO

0
487

Kadib markii Shir jaraa’id uu Saxaafada Magaalada Jabuuti uu ugu qabtay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda Jabuuti Xasan Cumar Maxamed ayaa sheegay Weerarkii ka dhacay Maqaaxi ku taala Dalkaasi in ay ku dhinteen 3 Ruux oo labo kuwaasi ka mid ahaa ay is qaraxiyeen.

Wasiirka waxuu tilmaamay 3 dhimatay in ay ahaayeeen Haweey, Rag iyo Ruux kale oo ka soo jeeda Dalka Turkiga Isagoona xusay iyo Haweeneyda iyo Ninka kale ay isku qarxiyeen Maqaaxida sida uu hadalka u dhigay.

this-is-a-hotel-la-chomier1