Wararka Soomaaliya
Web Masterka Wakaalada Wararak Soomaaliyeed ee Warsom Maxamuud Maxamed Daahir Carab ayaa maalintii 2 -aad waxa uu ku xiran yahay Xabsiga Afar Irdood ka dib markii loo xiray arimo ku aadan qorista wararka ku saleysan xaqiiqada Shareecada islaamka
Maxamuud Maxamed Daahir Carab ayaa xeritaankiisa ka dambeeyay saxafiyiin ka mid ah kuwa u shaqeeya warbaahinada Somaaliyeed kuwaa oo ka soo garaacay telkiisa ka dib isagoo jiifa gurigiisa waxay ayna u sheegeen in ay u hayaan arin isaga muhiim u ah marka uu uga tagay goobta lagu balamiyay ayaa waxay ku dalbadeen askar ka tirsan kuwa TFG-da isagoo isla markiiba Xabsiga loo taxaabay
Maxamuud Maxamed Daahir carab ayaa ahaa mid qora wararka ku saleysan xaqiiqada shareecada Islaamka ka dib isagoo ay ka hor yimaadeen saxafiyiin calooshood u shaqeystayaal ah oo u adeega warbaahinada ku hadla Afafka TFG-da iyo Kuwa Shisheeya
Taxaabida Maxamuud Carab ayaa ka dambeeyay Wariya u shaqeeya Idaacada ku hadasha Afka dowlada Radio Muqdisho wariye C/casiis Afrika
Ma ahan falal xun oo noocaanoo kala ah la la kaco wariye ka tirsan wariyayaasha u shaqeeya warbaahinada Soomaaliya
warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com
Soomaaliyeed ee Warsom
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111
(
info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com





