Waaliga Wilaayada Banaadir Oo Ugu Baaqay Shacabka Muqdisho Ku Nool Ee Hantida Heysta Inay Kaalmeeyaan Dadka Saameynta Ay Ku Yeesheen Roobabka

0
698

 

Warark Soomaaliya

Waaliga Wilaayada Banaadir Sh. Maxmed Abuu C/raxmaan ayaa maanta ugu baaqay dadka hantida heysta ee ku nool wilaayada Banaadir inay u gurmadaan dadka dhibaateysan ee ku sugn wilaayadaan

Abuu C/raxmaan ayaa sheegay inay muhiim tahay u gurmashada dadka liita ee Muslimiinta ah ajir aad u fara badanna laga helayo arintaasi

Waaliga Wilaayada Banaadir Sh. Maxamed Abuu C/raxmaan ayaa sheegay in uu ilaahey caawinayo kuwa caawiyo dan yarta

Sh. Maxamed Abuu C/raxmaan ayaa sidoo kale sheegay in roobabka Sameeyn xoogan uu ku yeeshay dadka dan yarta ah ee ku nool Magaalada Muqdisho isagoo xusay in maamulka Islaamiga ah uu doorkiisa ka sii dheelayo u gurmashada dadka dhibaateysan

Hadalkan ka soo yeeray Waaliga Wilaayada Banaadir aya imaanaya xilli ay jiraan dad aad u fara badan oo saameyn ay ku yeelatay roobabka lixaadka leh ee Maalmihii aynu soo dhaafnay ka da’ay Magaalada Muqdisho

وتعاونو على البر والتقوى ولا تعاونو على الإثم والعدوان

 

warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com

Soomaaliyeed ee Warsom

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(

 

info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com