Sheekh Yuusuf Kaba Kudukde Oo Ku Eedeeyay Dagaalda Kasoc Gobolka Mudug Dawladaha Cadawga Ah Ee Mareykanka Iyo Ethopai

0
606

Wararka Soomaaliya

Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Gal-guduud Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba ku dukade oo lahad layay warbaahinta ayaa markii ugu horeysay kahadlay dagaalada kasocda deegaanka dhag-tuur ee gobolka mudug oo udhaxeeya beelo walaalo ah.

Sheekh yuusuf ciise kaba kutukade oo ah amiir maamulka xrakada mujaahidiinta alshabaab ee gobolka galgduud iney colaadaas ey tahay mid ay hurineyso islamarkaana rasaas iyo dhaqaalo kubixineyso dawlada cadowga la`ah somaliye ee Ethopai .

Waxaana uu intaa ukadaray in ay magacaabeen dhanacooda gudiyo kashaqeeya sidii loo nabadeen lahaa labada beelood isagoona beelahaasi ugu baaqay in colaada ay ku badalaan nabad iyo ku dhaqanka Shareecada islaamka oo ah waxa kaliya oo lagu kala bad baaday

 

warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com

Soomaaliyeed ee Warsom

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(

 

info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com