Wararka Soomaaliya
Xili maalintii shalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya ay soo gaareen wafdi uu hogaaminayo wasiiro dowlaha arimaha dibada ee wadanka Talyaaniga islamarkaana aysoo bexeen warar sheegaya in wafdigaasi arimaha ay yimaadeen ay kamid tahay sidii dib loogu furi lahaa kaniisadii wadanka Talyaaniga ee soomaliya iyo safaaradeediiba ayaa arintaasi waxaa durbaba kahadlay qaar kamid ah shacabka Soomaliyeed.
Iyagoona arintaasi kutilmaamay waxa aan laqaadan karin oo loo baahanyahay in dhamaan bulshada Soomaliyeed ay kahortagaan.
warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com
Soomaaliyeed ee Warsom
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111
(info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com





