Radio Bar_Kulan Oo Sii Yaraanaya Maqalkeeda Muqdisho Iyo Wariyayaashii Ugu Caansanaa Oo Laga Sii Ceerinayo

0
693

Wararka Soomaaliya

Idaacada barkulan oo ku hadasho afka ciidamada shisheeye ee misom oo ay xarunteedu tahay magaalada nairobi oo faa`ido badan ayasan ku qabin dhageestayaasha ayaa waxa sii yaraanaya maalinba maalinta kadambeesa maqalka fm ka magalada muqdisho.

Waxaan aad u siiyaraanaya dhageestayaash idaacada barkulan ee aduunka oo dhan kadib markii maamulka idaacadaas oo shisheeya ah uu udulqaadan waayay qarashaadka badan ee kaga baxo wariyaasha magaca ku dhaxleh bulshada soomaliyeed.

Wariye awees maxamad nuur foodey(honrafric) ayaanle xuseen cabdi(bbc), sahro maxmuud koron sahro keyf (simba) suni saciid saalax (horn afric) faarax lamaane (bbc gaalkacyo) iyo wariye otto dheer

Wariyaashaan oo ahaa kuu ugu horeeyay ee laga maqala idaacada barkulan ayaa waxey kushaqeenayeen lacag dhan 2000$ (labo kun oo dolar) waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay lawaayay cododka qaarkmid ah wariyaashaas.

Maamulka idaacada ayaa bilaabay inuu diiwaan galiyo wariyaal cusub oo qaarkood codsaday iney qarash la`aan kushqeenayaan taasoo keentay in meesha laga saaro wariyaashii qarashka badanaa kushaqeenayay.

Mardhaw ayaa waxa suurtagal ah inay hawada kabaxdo maqalka idaacada ama ay kasiiyaraadaan dhageestayaasha iminka yar

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com