Wararka Soomaaliya
Xilbaanda baarlamaanka calooshood u shaqeestayaasha ayaa kulan maanta ku yeeshay xarunta golaha baarlamaanka ee Magaalada muqdisho.
Kulanaka oo ay maanta sooxaadireen 436 xildhibaana ayaa waxa lloga dooday hasheeskii shirqoolka iyo qayaanada ahaa oo ay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku gaareenn labada shariif, waxaan shir gudoominayay gudoomiya baarlamaanka shariif xasan sh. Aadan
Xildhibaano kamid ah mudanayaashii halkaas kahadlay ayaa si kulul uga soo horjeestay waxeena ku tilmaameen mid sharci daro ah.
Xildhibaan Max’ed Cabdi Yuusuf oo ka hadlay madasha ayaa waxaa uu sheegay in ansixinta qodabadii kasoo baxay heshiiskii magaalada Kampala uu yahay mid aan waafaqsaneen sharciga islamarkaana ay tahay qalad laga galayo qaranimada iyo jiritaan Umada Soomaaliyeed.
Waxaa kaloo jiaray xildhibaano wanaagsan oo kasoo horjeestay hashiiskaa oo jaclaa inay kataliyaan ayaha iyo sharafta dalaka balse nasiib taro waxaba lagama qaadanin hadaladooda wanaagsanaa.
Dood iyo falaqeen dheer kadib ayaa gabagabadii shirka waxa laqaaday codeen fartaag ah waxaana natiijadii foosha xumeed kudhawaaqay gudoomiyaha baarlmaaanka shariif xasan wuuxna sheegay iney hashiiska aqbaleen Xildhibaano gaaraya 393-Mudane, halka 36-kalana ay kasoo horjeesteen ansxinta heshiiska Kampala iydoo ay ka aamuseen 7-Xildhibaan.
Ansixintani ayaa imaaneysa xili ayshili ay kasoo horjeedeen xildhibaano badan lamanagaranyo waxa keenay isbadalka mudo 24saac kaya
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111
(info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com





