Wararka Soomaaliya
Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ahaa R/wasaarihii hore ee TFG-da isla markaana la ceyriyay ayaa xalay u sheegay dad weyne ku nool Magaalada London ee dalka England in Soomaaliya ay ku jirto gumeysi uu ula jeeday Ciidamada Shisheeye ee duulaanka Muqdisho ku jooga
Farmaajo ayaa sheegay in ciididmiada Shisheeye ee Amiiso in Muqdisho ayna u joogin danta umada Soomaaliyeed hasa yeeshee ay u joogaan dantooda wuxuuna carabka ku adkeeyay in iminka Soomaaliya aan xur aheyn xornimadana lagau heli karo dhamaan umadda Soomaaliyeed oo u istaagta helista Xornimo buuxda oo la helo
Dhanka kale Farmaajo ayaa ka raali giliyaya taageero yaashiisa haday si qalad ah u fahmeen iscasilaadiisa ayna u arkeen inuu qiyaanay arintuna aynu sidaas aheyn tanaasulna uu u sameeyay
Farmaajo ayaa si aan qeyaxneyn u qirtay in isagoo rabo inuu sii joog la ceyriyay Cadaadisna uu kaga yimid beesha gaalada Aduunka
Masuul walboo ka tirsan TFG-da oo la ceyriyay shacabka wuxuu u sheegaa ceyrintiisa ka dib xaqiiqda dhabta ee ka jirta dalka Soomaaliya iyo in Soomaaliya xor aheyn
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





